Ajakiz wuxuu noqday webka aad loola soo xiriiro, dad badan yurub ku nool ayaa nala soo xiriira oo ka mid ah akhristayaasha webka, waxay sheegeen dadkaas inay aad uga heleen webka ajakiz.com, waayo webka ajakiz.com wuxuu aad uga hadlaa rimaha bulshada ay u baahan yihiin mana ah web soo xada waxa ku qoran waa web leh dad qoreyaal waa waaweyn wada jaamici ah, dadka ku nool maraykanka ayaa waxay sheegeen webka ajakiz.com inuu noqday webka nambar one ah xagga faa'idaysiga, waxaa nala soo xiriiro dad aan la soo koobi karin oo leh webkiina kor ha noqdo.