Tariikhda Soomaalida waqooyi oo kooban

Dadka reer somalilnad mala dulmiyay marka runta laga hadlo? haddaba waxaannu wada ognahay in Somaliland ay ahayd meel uu gumaystay dalka ingiriiska soomaalina waxaa gumaystay taliyaani, marka soomaali xoriyadda ay heshay sidoo kale somalilnad iyadana soomali ka horyay heshay xoriyadda, laakin waxay doorbideen inay soomaali ku darsamaan, marka ay ku darsameen, nidaamka maxamed siyaad aad buu ugu xadgudbay somaliland, sannadka 1988 wuxuu ku garaacay hargaysa daruurado dad badan ayaa lagu xasuuqay meesha, marka ay dhacaday dowladda soomaaliya, dalka somalilnad wuu diiday inuu ku jiro midowga somali waxay sheegeen inay ka baxeen waxay dhisteen nidaam gaar ah waxay samaysteen lacag iyo calan iyo baasaboor iyaga u gaar ah, ilaa iyo hadda aqoonsi ayay la'yihiin

somaliland girls


gabdho reer somalilnadnaagaha reer somali landsheekada somali reer waoqooyixaliimooyin rer somaliland


somalida landsheekada hadda somaliland

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post