Cayda dumarka waa liidnaan ninka ku sugan

Waano fiican ayay u soo jeedisay ragga dumarka caaya, waxaa jira rag badan oo aad u caaya haweenka, waxaad ka soo qaadaa gabadha soomaaliya ka soo jeeda inat tahay walaashaada, ninkii walaashiisa caayo waa nin nacas ah









Post a Comment (0)
Previous Post Next Post