Sirta dumarka xijaaban ay hoose ka wataan


Xijaabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha ilaaliya qiimaha dumarka, caqli ahaan waxaad fahmaysaa marka wadada lagu iibinayo cunto furan oo qof kasta arko tixsi kasta fuulo, waxaa laga yaa inaadan iibsan waayo dhibaatooyin badan ayay kuu keenaysaa, sidoo kale gabadha marka ay soconayso wadada xijaab la'aan ama ay soconayso iyadoo dhar qaawan dirac ama surwaal wadata nin kasta ayaa isha la raaco marka qiime ma yeelanayso waxay noqonaysaa sida cunto wadada taala, eeg xijaabka inuu qurux badan yahay.


dumarka xijaaban waxay wataan sharaf iyo dhowrsanaan iyo karaamo, haddii aad guursanayso guurso gabar xijaaban
Previous Post Next Post