Dugsiga daanyeerada waligaa ma aragtay daawo muuqaalkan
0
Video lala yaabay oo ah daayeero arday ah oo unifom loo xiray mid iyaga ka mid ah ayaa gacanta taaganaya si uu uga jawaabo su'aal macallinka ardada weyddiiyay bal daawo videowga yaabka wuxuu ka dhacay muuqaalkan magaalada Dongying, ee gobolka Shandong ee bariga dalka Shiinaha