![]() |
تزوج هذا الرجل الكيني 130 زوجة |
Ninkan waa nin kenya u dhashay wuxuu guursaday naago gaaraya 130 naag, ilmihiisa waxay gaarayaan boqolaal, kenya oo laga helayo dad guurkooda aan xad lahayn, oo qaar waxaad arkaysaa 50 naag qaba laakin ninkan waxaa lagu tiriyaa ninka ugu yaabka badan caalamka oo ugu naago badan