Daah Cabbaas oo wax yaab leh sameeyay

Nin qoxootinimo ku tagay dalka turky oo suuriyaan ah, ayaa wuxuu sameeyay wax lala yaabo oo waqtigan dadka sidaas ah ay yaryihiin, deriskiisa waxay siiyeen dher oo mustacmal ah, markaas wuxuu ka dhex helay dahab jijimo badan, dadkii ayuu u celiyay fiiri sawirada
jijimaha dahabka

nin yaab leh

nin lacag rabin
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post