Homewarar Labada ilmo arooska ugu yar ah ee soomaali Saturday, December 05, 2015 0 Soomali aad bay ugu yartahay in laysku daro dad yaryar, laakin xalay waxa ka dhacay degmada waaberi ee magaalada muqdisho labo ilmo ayaa layku mehriyay taas oo aad loola yaabay, hadaba eeg sawirkooda iyagoo aroos ah. arooska yar iyo aroosadiisa Tags: warar Facebook Twitter