Sheekada ugu qosolka badan Ajakis ka maqal

Dalka zimabwe ayaa lagu qabtay tartanka foolxumada, waxaa qaaday ninka ugu foosha xun dalkaas, waxaa soo jeediyay warkaas fanaanka caanka ah ee lagu magacaabo ajakis waa video qosol badan markaad daawato aad baad ula yaabi doontaa waxaan kuu rajaynayaa daawasho wacan

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post