Jacaylka dhabta ah waa midka ka dhasha guurka, jacaylka guurka ka hore layskuma aamini karo, waa jacayl dan iyo maslaxad ku dhisan, gabar soomaaliyeed nin ay jeclayd oo taleefanka ka xirtay, video ayay iska soo duubtay iyadoo oynayso oo cabaad ka baxayo, daawo gabarta oynayso eeg waxa ay sheegayso