Gabar sooaaliyeed oo ka hadlayso hees soo baxday oo hooyada kaalinteeda tilmaamayso iyo sida ragga soomaaliyeed ay uga soo bixi waayeen kaalinta laga rabay inay bulshada ka galaan, siiba marka qurbaha lawada tagay, muuqaalkan daawo waad ogaan kartaa xaalka ay ka waramayso gabartan