Nimanka sidan ayay kuu galayaan markaad aaminto video


Gabar kasta skype ama camera Facebook ama google ha iska jirto rag badan inta ay jacayl kuu jilaan ayuu kaa duubayaa adoo oonaya ama qaawan, markaas ayuu faafinayaa, ku cibraqaata gabadhan waxay u egtahay in laga duubay, waxay u oonaysaa ninka ay jeceshay iyadana waa la siray, jacaylka guurka kaddib aan imaanin inta badan waa been, ninka keliya wuxuu rabaa inuu kugu cayaaro, marka uu dantiisa kaa gaaro jidka ayuu kugu tuurayaa, raaxo ayuu rabaa keliya, immisa gabar jacaylka beenta lagu bigrajabiyay, kaddib looga baxay qaarkooda uur xaaran ah qaaday, daawo gabartan waxa ku dhacay


 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post