Gabar dumarka aroosyada amar la'aan aado waaninaysa muuqaal


Gabar raxweyn ah oo hablaha soomaaliyeed Maraykanka ku nool la hadlayso, gabadha waxay ku hadlaysaa afka maayga si gaar ah waxay uga hadashay haweenka ragooda aan ka amar qaadanin, iska aada aroosyada iyagoo nimankooda fasax ka qaadanin, marka maraykanka ay yimaadeen mooday inay ka baxeen amarka ragooda, naagta jannada waxay ku gaari kartaa marka Alle amarkiisa ay qaadato iyo ninkeeda ay warkiisa yeesho, waayo taas Alle ayaa amray naagta in ninkeeda ay ka dambayso muuqaal wacan daawo


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post