Marwo Yasmin aad bay u qiima badan tahay, waxay inooga hadlaysaa gudniinka, gabdhaha iyo waxa uu yahay, iyo inoo dhib yahay, taas ayaan ka dhegeysanaynaa muuqaalkan qiimaha badan waxaan idin ka rajaynayaa gabadhan inaad ka faa'idaysataan, gudniinka gabdhaha aad buu dhib badan yahay, dhaqanka somali, waxay ka sheekaynaysaa gabdhaha in loo soo qaban jiray sida doorada oo kale. sidoo kale Yasmin waxay sheegaysaa inay naagaha la guday xitaa inay dareen leeyihiin