Dad badan oo reer baadiye ah ayaa weebab inta loo furay ayay wax kasta qorayaan oo been ah, waxay sidaas moodeen in horumar lagu gaaro, maxaayeelay waxay ka helaan webyada lacag yar oo keenaysaa inay been kasta qoraan, waxaan dhihi lahaa beenta iska daaya, sidoo kale qoraalada aad xadaysaanna iska dhaafa, isku daya inaad qortaan war sax ah iyo qoraal aqoon ku dhisan, ee inaad been ku cabtaan dadka iyo tuuganimo waa arin aad u foolxun, ee ma fiicna isbaarada aad u dhiganaysaan dadka wax qoray, gabadha lagu magacaabo Farxiya Kabayare ayaa waxaa laga sheegay been cad taas oo ah inay shil gashay shilkaas oo ka dhacay magaalada London iyada iyo fiska oo ay geeriyootay, geerida Ilaahay baa haya, qof hadalkiisa laguma dhinto ee daawo gabadhaas oo beenisay waxa ay ka sheegeen, LABO VIDEO KALA DUWAN