Istiinka dhuuqida afka qaabka ugu raaxo badan womankind



Dhuuqida ninka uu ka dhuuqayo afka xaaskiisa raaxo badan ayay ku keentaa isaga iyo xaaskiisaba, dhuuqdia afka waa inay ahaataa mid romantic ah, marka hore ninka wuxuu shuminayaa faruuraha markaas ayuu aayar u qaniinayaa faruuraha, kaddib faruurta hoose ayuu afka la galayaa, markaas faruurta kore ayuu ku xijinayaa, gabdhaha faruuraha waaweyn ayaa aad ugu fiican, isagoo sidaas u dhuuqayo gacantiisana naasaha ayuu ku salaaxayaa gacanta kalena wuxuu ku salaaxayaa gabarta qoorteeda, marka ay soo deyso gabadha candhuufo badan iyo dhereer carrabkeeda ayuu gelinayaa afkiisa, si fiican ayuu u nuugayaa, macaanka uu ka helo lama soo koobi karo, dumarka way jecel yihiin jaqida afka iyo naaska afkiisa, waxaa loo baahan yahay inay isku xirnaadaan labada fal si ay gabadha ugu macaansato raaxada istiinka, sidaa awgeed naagaha bushinta inay u weynaato ayay ka helaan, soomaali waxaa jiro gabdho bushimaha u weyn.
Previous Post Next Post