Safarka hablaha soomaaliyeed iyo qurbaha

Hablaha somaliyeed marka ay kenya tagaan waxay noqdaan kuwa  dibad tagay loos, kaddib buufis fudud ayaa soo galyo, waxaa la aadaa markaas suudaan liibiya ayaa laga sii aadaa, marka liibiya la tago badda ayaa la jiira Italy ayaa laga dhacayaa markaas nin kasta waa nasiibkiisa isaga ayay jirtaa haddii uu dhinto waa dhintay haddii uu noolaadana Yurub ayuu galayaa sheekada waa sidaas







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post