Gabar kuu xanaaqsan ma aragtay, haddii ay dumar kaa caroodaan waad gacan gashay weerer diyaar u noqo iyo aflagaado, runtii naagta markay xanaaqdo wax kuuma reebanayso, si daran ayay kuu caynaysaa, sidoo kale naag markaad u gacangasho way kuu dhamaatay, hadaba sidee baad ku degin kartaa naagta caraysan? waxaad ku dejin kartaa gabadha caraysan inaad sugto ilaa ay ka qabowdo oo ay degto markaas inaad si aayar ula hadasho si ay u maqasho hadalkaaga, haddii si kulkul aad kula hadasho way ka sii daraysaa, naagaha ma jecla hadal kulul in lagula hadlo, waa sida caruurta oo kale waxay dareemaysaa naqsi haddii hadal kulul aad ku dhahdo.