Laxawga naaska waa dhibaato oo ay ka sheegtaan dumar badan, waxayna u badan tahay dhibaatadaas marka la gaaro caadada dhiigga waqtigeeda, sababaha keeni kara waxay noqon karaan dhowr sabab
- isbaddalka hormuunaadka jirka marka uu dhiiga imaan rabo
- ama cadaadis nafsi ah
- ama barar inuu naaska soo gaaray
- ama buro inay dhexdiisa ka soo baxday
caadi ahaan labada naasood ayuu soo galaa xanuunkaas marmar wuxuu nqonayaa si nabro oo kale ama culays xabadka soo fuulaya, haddii uusan shaqo ku lahayn dhiigga wuxuu ku dhacayaa hal naas keliya, waana xanuun aad u daran inta badan waxaa keena buro dhexdiisa ka soo baxda inata badan wuxuu ku dhaca naagaha waaweyn oo dhiigga caadada ka dhamaaday, maalmaha naasxanuunka jiro ninka waxaa la rabaa inuu iska ilaaliyo inuu ka majuujiyo xaaskiisa.

naasaha maqaar maxaa ka dhiga sidaas ayaan arkay
ReplyDeletenaasaha maqaar waxay noqdaan
ReplyDelete1- marka aad buurnayd oo marka aad caato noqotid
2- in aad gaartay da'da dhiigga istaagayo
sabbao kalena way jiraan
Lkn naasaha cuslaada maxaa keno matalan markaan iska furo sintiyanada ama rajasiinka waxan darema xanuun iyo cules
ReplyDelete