Shiirka gabadha maxaa ur badan u keena


Shiirka urka badan waa loo dhashaa dadka soomaaliyeed aad uma shiiraan siiba haweenkeena, nadaafadda haweenka soomaaliyeed waxaa lagu sheegaa inay tahay mid aad u sarraysa, dumarka soomaali foox ayay shitaan,  oo guriga oo dhan u keenaya caraf aad u badan, uunsiga kama baxo guryaha soomaalida, taas ayaa lagu jeclaaday dumarka soomaalida, shiir way ka fog yihiin haweenka soomaalida





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post