Bulshada maanta aannu ku nool nahay dhaqankeeda ayay ka tagtay waxaa u cad keliya dhaqanka shisheeyaha, taas wax ay tarayso ma alah, soomaali markii hore ayay ahaayeen dad aad u diican, laakin marka ay qurbaha aadeen way is rogeen meeshii ay kaga faa'idaysan lahaayeen waxay isu rogeen dad wax aan keenaynin, umad waxay ku tahay mid sharf leh marka ay ka faa'idaysanayso nolosha waxyaalaha lagala kulmo.
maxaa lagu naaxaa ma og tahay cuntada caafimaadka leh ayaa lagu cayilaa laguana buurtaa maanta soomaali caato maxaa ka dhigay iyagoo haystaa cunto fiicaan.
waa aqoon la'aanta.
maxaa lagu naaxaa ma og tahay cuntada caafimaadka leh ayaa lagu cayilaa laguana buurtaa maanta soomaali caato maxaa ka dhigay iyagoo haystaa cunto fiicaan.
waa aqoon la'aanta.