Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban

Gabar ayaa nin wadada la socotay waxaa soo ag maray gaari oo aad u qurux badan oo qaali ah, gaarigii wuu joogsaday gabadhii ninkii ay la socotay ayay ka tagtay gaariga ayay aaday ninkii ayaa wuxuu ku yiri aniga ayaad ila sotay maxaad iiga tagaysaa waxay ku tiri ninkan ayaa kaa lacag badan ee isaga ayaan raacaa, markaas ayay gaariga fuushay keligayga ayay wadada iiga tagtay, ninka gaariga waday ayaa wuxuu gabadha ku yiri : aniga adiga kuuma istaagi ee waxaan u istaagay ninka aad la socotay aniga waxaan ahay shufeerkiisa khaaska ah
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post