Nolosha yurub iyo naagaha dhaqankooda maanta

Nolosha dadka waxay kala tahay mid aad u kala duwan marka laga eego xagga lacagta aqoonta dabeecada, sidoo kale naagahana waa kaaf iyo kala dheeri, naagta ugu fiican aduunka waa midda la dhaqmi karta ninkeeda, haddii nagta ay shaki bilowdo waxay nacaysaa nolosheeda iyo jiritaankeeda, waxay ka shakinaysaa ninkeeda xitaa haddii uu meel yar aado waxay u malaynaysaa inuu nag kale raadiyay, haweenka soomaali marka ay tageen dibadda aad bay isu baddaleen, wixii aragti aad u aragto sida haweenka ay isu baddaleen halkan ku soo qor


gaariganaas dhuuban



sidee ogaadaaayaan ku haystaa

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post