Nin u galmooday sodohdiisa eeg maxaa dhacay


Sheekadan waxay ka dhcday dhulka soomaalida galbeed, dadka waxay deganaan jireen aqal soomaali ama wax loo yaqaano abaal abaal,  naag ayaa waxay aaday xili maqrib ay tahay meel ay xoolaheeda ku maqanaayeen, waxay ka tagtay ilmo yar ay iyada dhashay oo hurdaya, naagtii ayaa soo daahday waxaa la gaaray waqti cisho iyadoo sidaas ay tahay ayaa waxaa soo ooyay cunugeeda, markaas ayaa hooyadeeda oo ag deganeed u soo carartay cunugii markaas ayay la seexatay, hooyadii hurdo ayaa la tagtay gabadheediina weli ma aysan soo noqon, waxaa yimid ninka gabadheeda wuxuu soo galay aqalka isagoon hubsanin ayuu hooyadii ku qabtay hooyada way naxday maba hadlin ninka markuu galmada dhamaystay ayuu banaanka soo baxay, markuu soo baxay waxaa ka hor timid xaaskiisa, ninka wuu shakiyay wuxuu yiri adiga ma ahayn miyaa qofka aqalka jiifa? waxay tiri maya aniga waad ii jeedaa hadda ayaan ka soo laabtay xoolaha, naagtii ayaa soo carartay oo waxay fiirisay aqalka qofka jiifo oo ninkeeda sheegayo, waxay aragtay hooyadeeda inay tahay ninkii meesha ayuu kaga cararay xaaskiisa markuu ogaaday inuu sodadii u tagay.
raga waa inay ka taxadaraan naagaha u dhow sida dumaashida oo kale, galmada dumaashida ama gabdha walaasha la ah xaaska ama galmada eedada ama habaryarta aad bay dhacdaa, siiba dalalka carabta, taas waxaa keenaya qaawanaanta naagta oo ay guriga ku qaawan tahay, sidoo kale nolosha oo laysku dhexgalo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post