Xeebta magaalada Muqdisho ee liido



Waxaa soo batay waayahan in laysku soo sawiro xeebta liido, gabdho badan meesha ayay tagayaa marka ay rabaan inay sawir iska qaadaan, sidoo kale naago badan ayaa sheeko iyo shukaansi u taga xeebta liido, waxaa u badan dadka ka yimid dibadaha sida yurub iyo maraykanka






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post