Soomaali hadda waxaa laga xiiseeyaa baa la sheegayaa naagaha u ,abista qaabkan waxaa la rabaa gabdha bada u weyn oo moxoga ka dhuuban oo naaso waaweyn leh, modelka sidan maxaa u baddalay gabdhaha hore waxay ahaan jireen kuwa xijaab qaata ama wax xijaabka u dhow laakin hadda sheekada sidaas way ba baddalan tahay, taas waxaa la dhihi karaa soomaalida qurbaha ka soo laabtay ayaa dhaqanka gudaha baddalay, haween badan ayaa maanta xamar ugu labista qaab waligii aan la sheegin labada qaab halkaan ka eeg dumarkii hore iyo labiska cusub.
Hablahan waa kuwa wali ilaalinaya labiskooda xushmadda leh, laakin kuwa hore ragga ayay haleeyaan siiba dhalinyarada lacsi la boodka