Sir naageed lagama salgaari karo runtii naag marka ay daacad kuu noqoto waxaad galaysaa hurdada ugu dambaysay, laakin naag goorma ay daacad kuu noqonaysaa ma taqaanaa? gabar daacad waxay kuu noqonaysaa marka ay kaa aragto run iyo daacadnimo markaas ayay daacad dhab ah kuu noqon kartaa, waxaa yaab badan rag badan oo iyaga aan ahayn dad daacad ah waxay hadana doonayaan inay daacad u noqdaan naagaha taas sax m aha.

Tags:
warar