Marka casho aad soo dhigato macaan badan oo aad
isleedahay shukaansi baad gali rabtaa nolosha waxay kula noqonaysaa arin
la yaab leh, haweenka aad bay uga helaan cashada heerka sare ah oo
qofka soo jiidan karta, gabdhii casho lagu martiqaado waxay u arkaysaa
qofka sidaas u sameeyo inuu yahay qof iyada aad u jecel, jacaylka runtii
sidan waa ka weyn yahay, jacaylka ma aha naag iyo nin maslaxadooda wax
ku kooban. beenta raga iyo dumarka marka shukaansiga socdo waa wax caadi
ah, dadka aad bay beenta u jili karaan, siiba raga qaar oo raba inuu
naagta soo qabto.