Somali dad qaar waxay keenaan wax cusub, aduunka waxaa ay dadka xirtaan oo arooska ah dhar gaar ah, kaas oo ah jaakad suud oo ninka xirto, naagtana waxay xirataa dhar cad, runtii dhaqankan waxaa laga soo gaaray reer galbeedka, laakin somali qaar waxay la imaadeen dher guduudan oo naagta xiranayso eeg sawiradan
![]() |
eeg aroosada |
![]() |
waa dhar yaab badan |