Jamaalka dumarka dhabta ah siduu u yaallaa

Jamaalka dhabta ee gabadha wuxuu noqon karaa jamaalka dabeecadda, raga badan waxay eegaan jirka naagta, sida xoogga caddaanta dheeraanta, inkastoo ninka waxaas ay soo jitan hadana waxaan laga maarmin jamaalka saxda ah oo ugu muhimsan ninka raba inuu la noolaado gabar qurux badan.
jamaalkaas waa dabaeecada iyo xishoodka diinta wanaaga akhlaaqda naxariista waxaas oo dhan ninka markuu la kulmo wuxuu dareemayaa inuu helay gabdha uu rabay aduunka, jacaylka dhabta sidaas ayuu ku imaanayaa.

carabsomali gilessheenada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post