Bunka soomaali sida loo dubo

Bunka soomaali sida loo dubo
Soomalida hab kale ayay u dubaan bunka, dunida kale waa laga isticmaalaa laakin qaxwo ahaan baa loo cabaa, qaxwada soomali waa khafiif, qaxwada meelaha kale caalamkana waa adag tahay, laakin soomalida waxay yaqaanaan wax dad kale aan aqoonin, bun sharuur, kaas oo ah inta la keeno bunka oo xabad xabad ah, arkaas ayaa saliid dabka la saarayaa kaddib bunkii ayaa lagu shubayaa, kaddib waxaa lagu soo shubayaa kurta ama kurbuneed, taas oo ka samaysan geed la qoray sida sawirka ka muuqdo, markaas saliidda bunka ayaa la marsanayaa korka inta cambuulo gacanta lagu soo qaado ayaa saliid iyo bun isla socdo ayaa lagu shubayaa waxaa loo yaqaanaa toorasho, bunka waxaa aad u adeegsado wadaadada suufiyada iyo duqooshinka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post