Dumaashi dumar waa daryeelnaa

Daryeel dumarka haddii aad dad tahay, doqon ayaa daciifsado dumarka, duulkii naga horreeyay dadntooda waxay ahayd inay u daryeelaan dumarka dusha saartaan una dadaalaan dacaska u qaadaan, dadka dulliga ah si xun bay u dayaan dusha bay ka fuulaan dameer bay ka dhigtaan dantooda bay ka gaaraan, duruuf bay la gaadaan.




duurka ayuu ila galay


1 Comments

  1. Hadalkan aad buu qatarsan yahay waa geeraar oo macaan badan thanks

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post