Dumarka qaar waxay ka sheegtaan siilxanuun taas maxaa keeni kara? siilka oo xanuuno wuxuu ka imaan karaa nabro inay ka soo baxaan faruurihiisa ama gudihiisa, nabrahaas waxay keenaan cuncun daran oo gabadhu yasan la seexan karin, waxay dareemaysaa xanuun nabrahaas daraadood, marka ninkeeda u galmoonayo uma adkaysan karto galmada, marka waxaa la rabaa in lagu dadaalo nadaafada cambarka, marka ay soo baxaan timaha shuunka isla markii iska xiir sidoo kale marka uu dhacaan keena iska nadiifi nadaafada waa muhim, waxaa jiro daawooyin lagu dhaqo oo aad ka heli kartid farmashiyaha, haddii arintaas ay ugu badato waxay keeni kartaa dhalmo la'aan, nadaafadda hoose waa arin muhim ah.
soomaali waxaa jiro naago siilkooda si fiican nadiifiyo oo xitaa foox ku shida
xiirida shuunkanadaafada cambarka
cuncunka siilka