![]() |
انما فسدت الرعية بفساد الملوك |
Abuu xaamid Al-ghazaali wuxuu ka mid ahaa culimada mad'habka shaafici ee waaweyn, wuxuu yiri dadka waxay la halaabaan halaabida madaxda, madaxdana waxay la halaabaan halaabidda culimada, haddii ayna jiri lahayn qaadiyaal xunxun iyo culimo xunxun waxaa yaraan lahayd halaabidda madaxda cabsi ay ka cabsanayaan darteed wax ku inkiriddooda