Sheeko Naag uuna qabin ayuu shuunka u xiiray sabata eeg


Nin carab ah ayaa wuxuu ku qubaysanayay musqul dadka dhan ka dhexayso, waagii hore waxaa jiri jiray musqulo dadka oo dhan tagi jiray oo lagu qubaysto, marka ninka carabka qubays ayuu bilaabay isagoo qaawan, meel isaga u dhow waxaa ku qubaysanayay nin cadaan ah iyo xaaskiisa, ninka cadaanka wuxuu arkay nika carabka oo shuunkiisa xiiran wuu la yaabay intuu u yimid ayuu ku yiri ninyahow sidaan yaa kaaga dhigay? ninkii carabka wuxuu anaa xiirtay wuxuu yiri ma xiiri kartaa lacag baan ku siinayaa, ninka carabka wuxuu yiri: waa yahay, ninka cadaanka meesha ayuu soo istaagay waa loo xiirashay shuunka, marka loo dhameeyay wuxuu yiri xaaskaygana u xiir, ninkii carabka wuxuu yiri keen wuu u xiiray, qisadan waxaa laga qaadanayaa dadka cadaan inaysan qiiro lahayn.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post