Dhaqanka iyo lahajaadka soomaalida


Dabeecadaha ay leeyihiin dadka soomaaliyeed ku kala nool dalka daafihiisa kala duwan waa qabo badan, soomaalida waa dad runtii dhaqamo badan leh xagga guurka iyo aroosk caleemasaarka suldaanada, dad waxay leeyihiin wabar dad malaaq dad boqor dad suldaan, soomaalida waqooyi dhaqan bay leeyihiin ka duwan kuwa koonfur, marka la wada tagay dibadda waa la is dhexgalay, sidoo kale lahajaad bay leeyihiin sida maxaatiriga iyo maayga oo kale, jabuuti laga soo bilaabo ilaa afgooye waxaa soconaya afka maxaatiriga afgooye waxaa ka bilaabanaya afka maayga afka maxaatiri intaas ayuu u kala baxaa afka maygana sidaas oo kale aad buu u badan yahay waxaa jira af jiido af tuni.




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post