![]() |
black receiver |
Nin nacas ahaa ayaa wuxuu soo iibsaday receiver wuxuu u tagay hooyadiisa isagoo faraxd ay ka muuqato, wuxuu ku yiri hooyo carabdhaw receiver ayaan soo gatey. waxay ku tiri lacagta halkeed ka keentay wuxuu yiri talefiishanka ayaan iibiyay,
nacas weynaaday iga dheh talefiishan la'aan miyaa rasiifar wax taraya waa yaab