Photoshop fikirkaaga yuuna baddalin

sawirada photo shop
Dad badan waxaa jira waxmagarata ah oo u mooda sawir kasta Facebook la soo dhigo inuu dhab yahay, sawirkan dad badan waxay u haysteen inuu dhab yahay, sawirkan waxaa lagu sameeyay Photoshop sida ka muuqata waa dibi oo weji dad lagu rakibay markaas ayaa la siiyay maqaarka dibiga midabkiisa, dad badan baa waxay u haystaan in lagu dhalay dibigan qaabkan, horta hala ogaado Ilaahay inuu abuuri karo wax kasta oo maskaxdaada ku soo dhici kara iyo wixii aan maskaxdada ku soo dhici karin, isdoo kale waxaa loo baahan yahay inaan ogaano wixii la sawiray iyo wixii dhab ah sidaas Alle ku abuuray, maha wax kasta inay nagu socdaan sida sheekada Facebook ka jirta oo kale.
Previous Post Next Post