Guurka soomaaliya oo isu baddalay qaabka hindida ay isu guursadaan. waxaa soo baxay moodel guur cusub oo labiska hinida iyo qaabka ay u xirtaan dumarka hinida labiska ayaa hadda soomaali ku soo batay, waxaa jira dad badan sidaas isu guursado sawiradan waa tusaale webka ajakiz.com oo sawiro badan ka helay arintaas waxaa laga yaabaa arintan inay si daran u soo badan doonto sida ay sheegeen dadka webkaas maamula, dhaqankan cusub waxaa la leeyahay filimada hindiga ayaa ka dambeeya.