Gabar soomaaliyeed Qur'aanka kariimka baranaysa

Dadka soomaalida aad bay ugu dadaalaan xifdinta iyo barashada quraanka kariimka.
Rag iyo dumarba waxaad arkaysaa dugsi quraan kaliya lagu barto.
Dadka soomaaliyeed badankooda quraanka way xifdisan yihiin.
Taas waxaa garanaya qof walba soomaali ah.
Waxaad arkaysaa gabdho aad u badan oo quraanka xifdisan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post