Ereyada soomaaliga sida loo dhiso halkan ka baro


 whats new?

shaqo
  waxaan aaday shaqada adigana?
 anigana shaqada waan aaday, hadda ayaan ka imid

hadda, haddeer, amminka, imminka,  = now


maxaa cusub?

maanta maxaad cuntay qadada?
waxaan cunay (digaag) dooro ansalaato, basal
waxaan cabbay caano?

caano geel maad cabty mase caano lo'?

waxaan cabbay caano lo', laakin waxaan rabaa caano geel  inaan cabbo

ma laga helaa Maraykanka geel?

haa, waa laga helaa

find

halkan

adiga hadda ka hor ma cabtay caanaha geela?
maya. aniga hadda ka hor ma cabbin caanaha geela

aniga hadda ka hor ma cunin hilibka geela


maya, aniga ma cabbo caanaha geela
aniga ma cuno hilibka geela

maya, aniga ma cabbi doono
 aniga ma cuni doono hilibka geela

caawa halkee baad aadi doontaa?

berri berrito ma rabtaa inaad shaqada aaddo?

shalay waxaan booqday guriga saaxiibkayga

shalay shaqada ma aadday?

toddobaadkan fasax baan haystaa

toddobaad+kan
sitimaankan
wiiggan
usbuucan

toddobaad
wiig
usbuuc
sitimaan

bil

bishan soomaali baan u dhoofi doonaa

bisha soo socota
toddobaadka soo socda
maalinta soo socota
sannadka soo socda

geel

geela

DO YOU HEAR ME?



geel = camel
lo' = cow
ore = mase

ma+aad

aan
aad
uu
ay
aannu
ay


aniga waan imid
adiga waad timid
isaga wuu yimid
iyada way timid
annaga waannu nimid
idinka waad timaadeen
iyaga way yimaadeen


maalinta soo socota waxaan aadi doonaa shaqada
sannadka soo socda waxaan booqan doonaa jamhuuriyadda soomaali

aad
booqo

qaad
qaado

aniga waan qaadan rabaa
aniga waan qaadi rabaa

bar
baro

aniga waxaan rabaa inaan soomaali barto
aniga waxaan rabaa inaan dadka soomaali baro

 aniga waan bari doonaa
aniga waan baran doonaa

aniga waan baray
aniga waan bartay

goormaad af soomaliga barataa?
goormaad af soomaaliga baratay?

goormaad af soomaaliga bartay?

tus

i tus

waxaan tusiyay ray bisad aad u yar

tusisay
iyada way tusisay
she showed

tusaale  tusaalooyin


tag
tagay
tagtay
tageen

nin weyn tag lama dhaho wax uu ku tago baa la tusaa

proverb



maalin

maanta

kaddib

barri kaddib










Post a Comment (0)
Previous Post Next Post