Aboowe iraali gali haddaan xanaaqo sira waa maxay


Maslaxaynta gabadha aad jeceshay oo kaa carysan waa waxa dad badan ay aadka u daryeelaan uguna dadaalaan sida ay ula dhaqmi lahaayeen dumarka ay jecel yihiin, naagta marka ay kaa carooto waxaa loo baahan yahay inaad si ayar ula hadasho waayo dumarka ma jecla in si xun loola hadlayo ereyo jeceyl ayay u baahan yihiin iyo hadal macaan badan, astaamaha jacayla horay ayaan u soo sheegnay gabadha yar iyo midda weyn isku mid ma aha sida ay ninka ula dhaqmaan, dumarka weyn ayaa dhib badan xagga siyasadda iyo caqliga
jacaylka maslacada

1 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post