Sawirada cuntada soomaaliyeed makhaayad soomaali iyo cuntada guriga













Dadka soomaaliyeed cuntada inta badan ma ku dadaali jirin laakin marka la yimid qurbaha oo la arkay bulshooyinka kale ayaa aad loogu dadaalay cuntada.
Soomaalida markay dibadda soo galeen ayay cunto badan oo macaan bilaabeen inay karsadaan oo ay cunaan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post