Galmada haweenka la qabo iyo midda deriska

Danbiyada way kala waaweyn yihiin sida aan ognahay, sidoo kale sinadana way kala denbi weyn tahay, waxaa lagu tiriyaa naagta deriska kula ah inay tahay galmadeeda mid aad u weyn, waxaa soo galaya naagaha la qabo, waayo naagaha xaaska ah marka ninka u tago waxaa laga yaabaa uurka in loo tiiriyo ninkeeda, marka sidaa ninka uu sabab ugu noqdo inay qof ku biiriso famil uuna ka mid ahayn, sidaas daraadeed haweeneyda waxaa la faray inaysan u tiirinin nin ilmo uuna dhalin, dumarka la qabo galmadooda waxay keenaysaa nasabka inuu isku dhex darsamo, sidaas ayay uga weynaatay midda kale, naagta deriska kula ah iyadana aad bay u weyn tahay in loo tago, waayo waxaa lays amray in dersika la wanaajiyo, sinadana wanaag ma aha, arintaas ayay ka soo horjeedaa, falalka waxay ka mid tahay oo naarta lagu mudanayo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post