Naag cunto badan cunto way qooq badan tahay



Cuntada naagaha cuno way ka dareen badan yihiin naagaha aan ka helin cuntada, cuntada jirka waxay u kordhinaysaa awood xaga galmada iyo raaxada, siiba cuntada nafaqada leh, haweenka soomaaliyeed aad ugama helaan cuntada, sidaa awgeed waxaad arkaysaa naagaheena inay tabar yaryihiin oo kacsigooda yaryahay, ku dadaal cuntada haddii aad rabto inaad ninkaaga qanciso, siiba kaluunka caanaha ukunta qudaartana waa muhim,  dadka mark ay dibadda tageen waxay barteen cuntooyin kala duwan, marka aan dalkeena joognay waxaan ka heli jirnay hal cunto keliya, ma og tahay xulbada inay naasaha naagaha weynayso? waxaa la sheegay naagaha aadka u cuno xulbada inay naasahooda buuranayaan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post