Naag nin u baahan oo haddana kibir badan yaab sow ma aha
0
Dabeecadaha naagaha waxaa ka mid ah naagta iyadoo ninka u baahan haddana ianay isweynaysiiso oo ninka ay yasto, waa arrin naagaha ay u badan yihiin, naag kibir badan markaad aragto waxaa kaagaha fiican inaadan agteeda marin, waayo lagama yaabo inaad ka badbaado