Xoolaha iyo beeraha soomaali my animals in Somali

Xoolaha iyo beeraha soomaali my animals in Somali
Ariga oo daaqaya

Xoolaha iyo beeraha soomaali my animals in Somali  1
eeg lo'da

Xoolaha iyo beeraha soomaali my animals in Somali
eeg moos bukeeniga
Saan wada ognahay dalkeena hooyo waxaa laga helaa wax aan lag helin meelo  badan dunida ka mid ah, maanta waxaan haysanaa dal leh labo webi, meelo badanna waxaa ka da'a roob xoog badan, sidoo kale waxaan leenahay bad aad u weyn, khayraadka ku jira dalkeena hooyo lama soo koobi karo haddana siyaasad ahaan waan heshiin la'nahay, dalal badan oo deri nala ah waxay rabaan inay naga qaataan khayraad badan waxaa ka mid ah Itoobiya iyo Kenya
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post