Hilowga iyo nolosha yurub Luxury and nostalgia

iga leexo hadda ayaan soo socdaa

gabar somali usa ku nool

jirkeeda raaxo ayuu leeyahay

abgaal gabar

raaxada foorarka
Astaamaha lagu garan karo qofka markuu u xiisay dalkiisa iyo familkiisa, runtii qofka marka uu ka soo tago dadkiisa gaar ahaan hooyadiisa iyo aabihiisa iyo walaalihiisa oo uu tago dal kale wuxuu dareemaa hilow daran, siiba bilaha ugu horreeya safarkiisa, inkastoo dadka soomaaliyeed ay la qabsadeen arintan, waxaa ka dhamaaday badankooda hilowga, waxaa ugu muhimsan qofka siduu u tagi lahaa meesha lacagta laga aruursanayo, waayo soomaalida waxay ka aaminsan yihiin wadamada reer galbeedka lacagta inay jidadka iska taalo, oo aad soo urursanaysid keliya, taas waa dadka somaaliyeed fikirkooda, laakin marka ay tagaan ayay dhabta arkayaan, jacaylka yurub iyo buufiska dibadda way isku xiran yihiin, leen fudud yurub lagu gali karo waa waxa ay ka fikiraan dadkeena siiba marka ay rajada ka tagtay in dalka dib loo dhiso, waayo qabqableyaasha oo dhan waa tuugo qof ka fikiraya ma leh dalkeena inuu noo hagaajiyo, shacabka waxaa laga rabay inay noqdaan dad xil qaadi kara oo ay iska tirtiraan wasakha qabyaaladda oo ay dalkooda ka dhigaan sida yurub oo kale xagga wax soosaarka oo markaas diintooda ay ku xukumaan oo islaamka ah, maxaan ugu ordaynaa dalalkaas maxaa yaala? cayr baa taallo iyo tuugsi dad badan naagihii iyo raggii way kala carareen, garoob iyo gabarba meesh ayay ku jehwareersan yihiin, war waxaa laga heli karaa raaxo buuxdo dalkaaga iyo dadkaaga agtooda waa inaan dhisnaa soomaali.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post