Internet cafe waxaa loola jeeda inta la isu keeno dhowr pc markaas la ijaaro, saacadda ayaa laguu xisaabinayaa, dunida meel kasta ayay ka jirtaa sheekada ijaarka ah, internet cafe dhibka uu leeyahay waa daawashada filimada sexga, dhalinyarta soo gasha inta badan waxay raadiyaan filimada ninka iyo naagta isu taga, waxaa jira webyo oo galmo soo daaya sawiro iyo videoba, dalka somaliya waayahan dambe ayay ku soo bateen net kafeeyada siiba magaalada xamar, sidoo kale meelahaas waxaa ka dhaco shukaansi chat ah oo raga ku raadiya haeenka yurub ku nol si ay u guursadaan oo ay ugu baxaan kaddib oo leen yurub lagu galo ay ka dhigtaan.