Ereyga guurdoon dad badan markay maqlaan qalbigooda waxaa soo galaya yurub, maxaa yeelay haween badan ayaa niman ka soo doonay dalalka Africa iyo carabta, sida la ogyahay naag waligeeda waxay u baahan tahay nin mas'uul ka noqda si kasta hanti ha u lahaato si kasta aqoon ha u lahaato hadana nin ayay u baahan tahay oo difaaca ka ilaaliya khtarta, marka yurub la tagay nimanka badankooda waxay ka soo bixi waayeen mas'uuliyadda guurka waxay bilaabeen inay qayilaan meeshii waxay ka dayaceen xaasaskooda, naagihii markay arkeen nin qaad cunaya oo waajibaadka guriga ka soo bxi karin, xitaa galmadii laga waayay waa in la kala tagaa meeshii ayaa waxaa ka bilowday naagaha inay iska furaan raggii markaas ay soo doontaan nimanka africa ku nool raag badan ayaa ku tagay sidaas wadamada yurub
haa hadaad daacad tahay ale ku gu og yahaya lkn xagee lagaala soo xidhii dhaa ani wxaad iga heli kartaa dixood1@gmail.com
ReplyDeleteHablhaa Somali qutux ku dhamaatay
ReplyDelete